26th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qado sharaf ugu sameeyay deegaan-dalxiiseedka Biyo Kulule,Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga Boosaaso.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Jubaland, Maamulka Gobolka Bari, Kan Degmada Boosaaso, Siyaasiyiin hore xilal ugasoo qabtay Puntland iyo Soomaaliya, Odeyaasha Dhaqanka, Ganacsato, Culimo, Dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladda Boosaaso

Image may contain: 1 person, text
Image may contain: 9 people, people sitting and outdoor
Image may contain: 20 people, people smiling, crowd, tree and outdoor
Image may contain: 1 person, smiling, text
Image may contain: 4 people, people smiling
Image may contain: 3 people
Image may contain: 4 people, people smiling

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*