29th March 2024  admin  Category :

Ciyaartii galabta dhex martay gobolda Sanaag iyo Sool ayaa ku soo dhamaatay 4 iyo 4.

Baxwal oo ka tirsan xulka gobolka Sanaag ayaa hoggaanka u haya Tartanka kubadda cagta ee Gobollada Puntland Gool dhalinta , sidoo kale wuxuu galabta ahaa ciyaaryahanka ugu wanaagsan kadib markuu 4 Gool ka dhaliyay xulka gobolka Sool.

May be an image of text that says 'PLTV XULKA GOBOLKA SANAAG FULL TIME XULKA GOBOLKA 4-4 SANAAG REGION SOOL CIYAARAHA GOBOLLADA PUNTLAND PUNTLAND STATETV TV'
May be an image of 11 people, people standing and text that says 'PLTY shil Bank HI AAM BẠN fe DHAW CIYAARAHA GOBOLLADA PUNTLAND PUNTLAND STATE TV'
May be an image of 14 people, people playing football, people standing, grass and text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*