Saldanada Maakhir

MAANTA IYO XAALADA WAQOOYIGA SOOMAALIYA Maamulka Isaqland way ku guul dareysteen sanaadiiqdii ay rabeen iney ku khalkhal geliyaan nabada dhulka Maakhir iyo Dhulbahantaha ee Puntland. Maamulka Isaqland iyo dabadhilifyada tirada yar ee macaanjecesha ah ee u adeegaa waa iney ogaadaan in aaney wax ka qaadin karin dadka Reer Maakhir iyo Dhulbahantaha dega Waqooyiga oo diiday … Continue reading Saldanada Maakhir