One thought on “Reer Muqdisho+ Reer Hargaysa Iyo Inta Jeer ee Ay Dawlad Iyo Qaran Diideen

  1. Wiil waal

    Reer Muqdisho marka hal beela oo at SNM ku shaqaysato mooyaane, inta kale waxaad mooddaa inay sidii hore aad u soo dhaammaan oo danaynayaan in kala dambayn iyo xasillooni la helo. Cadowga kowaad ee in xasillooni la helaa waa SNM oo ku shaqaysanaysa hal beel ah oo gobollada dhexe degta. Laakiinse waxay boqolkiisa boql u dhowdahay inay ku fashilmaan.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*