17th December 2017  admin  Category :

Rasaas ka dhacaysa magaalada Hargaysa ee xarunta gobolka waqooyi galbeed

Somaliland:- Hargaisa Wadaad looga shakiyay inuu Gacan-saar la leeyahay Al-Shabaab & Ciidamada RRU-da ayaa rasaas is dhaafsanaya welina Macada cududa Ciidan ee wadadkaasi oo iska caabin xoogan kala hor-yimi Booliska Somaliland.

Sheekh Aadan Suni ayaa lagu sheegay Wadaadka la weeraray” ilaa haatan faah faahin lagama bixin karo sida xaaladu tahay.

Qof aan Hargaisa kala hadlay ayaa ii sheegay inay weli maqlayaan dhawaaqa Rasaasta Fudud.

Somaliland waxay ka Caaganayd Sanadahan danbe Kooxaha Al-Shabaab oo aan daan-daansan Maamulkaasi hase ahaatee hadii tani rumowdo waxay noqonaysa markii ugu horaysay oo Koox Diimeed ay Booliska isku dhacaan Caasimada Somaliland ee Hargaisa.

Xigasho Jamac Fayte

One thought on “Rasaas ka dhacaysa Hargaysa

  1. Wiil waal

    Somaliland gacan saar dhow bay la leedahay Al-Shabaab. Arrin qarsoon ma aha. Kuwa Galgala fadhiyaa waxay kaga soo qulqulaan Burco iyo Beer.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*