29th March 2024  admin  Category :

Maxaa kala qabsaday Ra’sul wsaaraha dalka  Bangladesh Sheikh Hasina iyo madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump .

Labadan hogaamiye ayaa ku kulmay barxadda aqalka Qaramada midoobey ee New york . Madaxweynaha Marykanka ayaa hogaamiyaha Bangaladhesh waydiiyey sida lagu ahaa dalkeeda?.  Waxay ugu jawaabtay waa lagu fiicnaa, laakiinse waxa jirta dhibaato naga  haysata  qaxooti  badan oo ka imanaya  dalka Myanmar, ” Hasina sidaa waxay u sheegtay waraysi ay siisat Reuters. “Markaan qaxootiga soo hadal qaaday wax jawaab ah kama bixin dhabarka ayuu sii jeediyey”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*