22nd October 2018  admin  Category :

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta oo ay tariikhdu tahay 29 July 2018 Caasimadda Dowladda Puntlnad ee Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Cederaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre iyo waftigii uu hoggaaminayay sidee loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland?.Abdirisak Hassan Farah ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Søndag den 29. juli 2018

 

Kadib soodhawayntii Raèisul wasaaraha ee Barxada iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, wasiirka 1aad ee XFS mudane Xasan Cali Khayre waxa uu ka warbixiyay ujeedka socdaalkiisa Puntland.aqalka madaxtooyada puntland looga arimiyo ayuu warbaahinta kula hadlay, Muxuu dhahay?Mahamed Said Qoslaaye ayaa inoo diyaariyay warbixintan.

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Søndag den 29. juli 2018

 

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Søndag den 29. juli 2018

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*