26th March 2024  admin  Category :

Qalabkii Daamurka iyo  Jayga  lagu saari laha jidka barakaysan ee CeelDaahir Ceergaabo ayaa qeybtisii kowaad maanta soo gaartay Boosaaso.

Hal ku dhigii Madaxweyne Gaas ee Puntland ha isku tashato oo uu ka mid ahaa jidkii uu dhagaxa dhigay ee Ceel daahir iyo Ceerigaab, ayaa maanta qayb ka mid ah qalabkii Daamurka iyo jayga dhigi lahaa oo ay soo gadeen Bulshada reer Puntland qeybtisii kowaad maanta soo gaartay magalada  Boosaaso.

Qalankan ayaa ah qalab Casri ah oo markii ugu  horaysay loo isticmaalay jid ku yaal Soomaaliya/

Sidoo kale waxa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan Guddigii W jidka bARAKAYSAN ee Ceel Daahir Ceerigaabo  oo kulamo la leh Madaxda Sare ee Qaranka Soomaaliyeed  Madaxwayne Farmaajo , Raisul Wasaare khayre iyo Wasiir Amb Jamaal .

Image may contain: sky and outdoor

Jidka Ceel- Daahir oo qalab casri ah loo soo gaday

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*