22nd February 2019  admin  Category :

Waxa ay noo keeneen qalab lufaaf ah oo dhamaaday; sidaa waxaa yiri siyaasi ka soo jeeda maamulka Hargeeysa. Maamulkaas ayaa heshiis la gallay DP World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka si ay u dhisaan dekedda Berbera ictiraafna u siiyaan, laakiin Imaaraadka ayaa qorshahiisa ugu weeyn waxa uu yahay in aan deked wax ku ool ah laga dhisin gayiga Soomaaliyeed si tooda ku taal Dubai ay u badbaado. Hadaba sababaha qalab lufaaf ah ama mustacmal ah laguugu keenayaa ayaa ah si dadka la isaga dhigo kuwo wax qabanaya. Waa halkii Soomaalida ay ka tiri, “Qawda maqashii, waxna ha u qaban.”

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*