22nd September 2018  admin  Category :

Shaqsiga muuqaalka hoose lagu wareesanayo ayaa sheegtay inuu ka soo jeedo deegaanada ay deggan yihiin beesha Warsangeli, wuxuuna dadka ka dhaadhicinayaa in beesha Warsangeli ay ka tirsantahay maamulka Hargeeysa. Hasa ahaatee, ninkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda beesha Habar Yoonis. Hadaba, waa maxay sababta ku kallifeeysa in isaga oo aan deeggaankaas dhalasho ahaan ka soo jeedin uu isaga dhigo in uu ka soo jeedo deeggaanadaas?

Waxaan ognahay in maamulka Hargeeysa ay la yimmaadaan maalin kasta been yar iyo mu’aamarad ay doonayaan in ay ku qaldaan shacabkooda masaakiinta ah. Dadku marka ay qaab aad u xun wax ku raadiyaan, oo alle ka cabsigana uu meesha ka baxo, waxaa dhaceeysa in wax kasta oo xun ay dadkaas ku kacaan.

Waxaa dhab ah in shacabka gobolka Sanaag ay ka tirsan yihiin maamulka Puntland iyo DF ee Soomaaliya. Hadaba, waa in beesha Warsangeli ay kulla xisaabtamaan ninkan Habar Yoonis ee magacooda ku hadlay taas oo ah arrin aad qatar u ah, haddaan maanta wax laga qabanina waxaa dhici doonta in la arko kuwo Habar Jeclo iyo Habar Awal oo iska dhigaya ineey yihiin Warsangeli sida ninkaan uu sameeyay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*