29th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku sugan degaano hoos taga Degmada Ceerigaabo

Waxaa maanta degaano hoos taga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland C/xamiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) iyo wafuud uu hugaaminaayo.

Guddomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo wafuud uu horkacayo ayaa booqday fadhiisinka ay ciidama daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag

Waxaa ka qaybgalay soo dhawayntiisa qaybaha bulshada degaanku ka kooban yihiin sida odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka iyo shacabka ku dhaqan degmadaas.

Haddii Anan Dhulkaygow

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*