28th March 2024  admin  Category :

Xildhinaan Dalxa,  wuxuu ahaa ninkii  Xaaskiisa Nuuro Faarax Jaamac si musuqmaasaq ah  u siiyey  Xildhibaankii gobolka Sanaag ee   aqalka sare ee Soomaaliya  ,  isaga oo adeegsanayey  Guddi ka soo wada jeeday beelaha Isaaq oo uu hogaaminayey Jamac Maxamed Qaalib oo loo xilsaaray inay soo xulaan xildhibaanada ka imanayey  waqooyiga Soomaaliya. Maantana markii Somaliland looga adkaaday Tukaraq iyo buuraha Calmadow,  Dalxa iyo Nuuro waxayku doodayaan in  Puntland hub ka dhigis ha lagu sameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*