Puntland iyo Dagaal oogayaal heeshiis wada gelaya

Maleeshiyo Beeleedkii beesha Cali saleebaan iyo Puntland oo heshiis wada saxixan doona Maleeshiyaad beeleedka ay hogaamiyaan  Cabdisamad Galan iyo adeerkiis Cabdulqadir Muumin  ee ku sugan Bariga gobolka bari iyo maamulka Puntland ayaa maalmaha soo socda heshiis ku wada saxiixan doona magaalada Carmo.