26th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyo Beeleedkii beesha Cali saleebaan iyo Puntland oo heshiis wada saxixan doona

Maleeshiyaad beeleedka ay hogaamiyaan  Cabdisamad Galan iyo adeerkiis Cabdulqadir Muumin  ee ku sugan Bariga gobolka bari iyo maamulka Puntland ayaa maalmaha soo socda heshiis ku wada saxiixan doona magaalada Carmo.

gallan

gallan_zuu

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*