29th March 2024  admin  Category :

Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso

Ciidamada PSFta Puntland ayaa magaalada Bosaaso waxa ay caawa ku fashileen qarax miino oo lagu aasay baratamaha suuqa Bosaaso.

Hadaba sidee ayay ciidamada ku ogaadeen qaraxan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*