28th March 2024  admin  Category :

Umadda Soomaaliyeed ee wax qorta,  Maamulka Puntland iyo dhamaan Bulshada degaanada Maakhir waxaan ogaysiinaynaa in magaca degaanka uu ku aasan yahay Allaha u naxariistee Sheekh  Daarood uuna ahayn  sida loo qoro, marka wax laga qorAayo degaankaas

Degaanka uu ku aasan ayahay Allah u naxariistee Sheekh Daarood ee ku yaal gobolka Sanaag ee hoos tagta degmada Badhan, ayaa in badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed iyo Qorayaal caalami ah, marka ay wax ka qorayaan,  waxay degaankaas magaciisa ku sheegaan Highland.

Baaritaan badan oo aan samaynay magaca degaanka uu ku aasan yahay Skeekh Daarood waa  HAYLAAN ee maaha Haghland  ama Haylaand.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*