23rd October 2018  admin  Category :

Allah ha u wada  naxariistee nabadda gobolka Sanaag ayeey ka shaqeeyeen , maanta caruurtoodii fursad ayeeheleen ay wax ku bartaan iyaga oo guryahooda jooga , bulshada caalamkuna maanata  waxay arkeen nabadda ka jirta gobolka Sanaag. Nadiira Ugaas  Cabdulaahi Adan Guray, waa dhkhtaradda uu madaxweyne Gaas kula kulmay Cisbitaalka degmada Badhan.

Muuqaalka hoose, oo aan soo qornay dhowr sano ka hor   qofka ugu horeeya oo ka  hadlaya jiritaanka Puntland iyo in nabadda laga shaqeeyo   intaanu dhiman waa aabaheed  Allah ha u naxariistee Ugaas Abdulaahi Aadan Guray

Booqashiidii.badhan abdiwali gaazz iyo. My lovely sister Drs Nadiira Abdullahi Aadan well jobs wll

Slået op af Keenadiid Abdulaahi i Lørdag den 22. september 2018

Shirka Maakhir

 

One thought on “Odayaasha gobolka Sanaag bilad sharaf ayeey mudan yihiin

  1. Atoore

    ASC.
    Beesha Warsangeli run ahaan horayba waa loogu yaqiin in ay si taxadar leh uga taliyaan ahayooda.Warsangeli laguma yaqaan arimo lagu yaqaan beelo ay daris yahiin.Warsangeli sida badan waxay caan ku yahiin dad taladooda dhabtaa isku si u wada arka oo an ahayn dad u kala dhuunta risqi yar oo uu bixinayo duul an rabin is raaca beesha.Go’aanka guud ee beesha Warsangeli waxuu ka soo fulaa hal AL-Baab.Warsangeli ma aha danti moogi cadawgiisa kala arinsada arimihiisa u garkaa.
    Ugu dambayn anigu ma ihi Warsangeli,laakiin aqoon dheer baan u leeyahay hab dhaqankooda.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*