29th March 2024  admin  Category :

Nin Kenyan ah oo lagu dilay Bosaso & qarax ka dhacay

Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu dilay Nin Ajnabi ah oo u dhashay Dalka Kenya, kaas oo u shaqeynayay Shirkad Kaluumeysi oo ka hawlgasha magaalada Bosaso.

Ninka dilka gaystay ayaa la sheegay in uu ahaa Askari ilaalo u ahaa ninkaan u dhashay D alka Kenya, Taliska Qaybta Gobolka Bari ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Askarigii dilka gaystay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*