Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

16th April 2024  admin  

Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa caawa garsoore ka ahaa ciyaartii dhex martayi dalalka Namibia iyo ay Tunisia oo ku wada ciyaaray garoonka lAmadou Gon Coulibaly Stadium.Wxayna guushu raacday Nanibia Cumar waxa uu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee garsoora ciyaar caalami ah.\…

16th April 2024  admin  

Soomaaliya oo taageero ka raadineysa shirka ururka NAM Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn, iyadoo wufuud ka kala socota Soomaaliya iyo shacabka Falastiin ay u ololeynayaan sidii ay taageero uga …

16th April 2024  admin  

Maxay dowladda Soomaaliya u ballan qaadday odayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal? Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan looga hadlayay heshiiskii is-fagaradka ahaa ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, wuxuuna u dhaxeeyay wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda …

16th April 2024  admin  

Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA waxaa uu ka warbixinyey shaqooyinka u qabsomay baarlamanka mudadii yareyd ee uu xafiiska joogay. Guddoomiyaha ayaa sheegay inay wax ka qaban doonaan wixii …