Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2024  admin  

Hawlgalkii Badbaadinta Maxammed ee Milxo; Sidee wax u dheceen? …

18th April 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo ku qotoma xoojinta iyo …

18th April 2024  admin  

Dolwadda Soomaaliya Oo Mamnuucday Baahinta Wararka La Xariira Argagixisada  Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo Shir jaraa’iid ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanaka iyo dalxiiska, ayaa ka warbixiyay howlgalada dalka looga ciribtirayo maleeshiyaadka Argagixisada …

18th April 2024  admin  

Daawo: Taliyaha ciidamada difaaca Puntland ee Silsilada Golis G/Sare Saeed Nuur Shire ayaa kormeeray ciidamada difaaca Puntland ee Sugan buuraha Galgala. …