Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

29th March 2024  admin  

29th March 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow ayaa khudbad ka jeediyey Shirkii Irir Samaale ama Hir walaal ee ka socday dalka Jabuuti oo uu sanadkiiba hal mar qabto Gudoomiyaha ururkaas ahna kaligii taliyaha Jabuuti …

29th March 2024  admin  

Marka aad aaminsan tahay in Dawladdii Soomaaliyeed noqotay Saldanad Hawiye, oo qayb ka mid ah madax lagaaga dhigo Taliyaha Ciidanka nabad sugidda Soomaaliyeed ee la doonayey inuu guud ahaan Soomaaliya kala dagaalamo argagixisada alshabaab ayaa xilalkan Jufadiisa hoose u wada …

29th March 2024  admin  

Warsaxaafadeed: Baahinta Seejooyinka iyo Goobaha Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaaasha Degmooyinka Puntland: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxuu shaacinayaa goobaha diiwaan-galinta iyo Seejooyinka cod-bixiyayaasha Degmooyinka Puntland, kadib markii Guddigu kasoo sameeyeen qiimayn iyo sahamin gobolada iyo degmooyinka Puntland. Waxaa jira deegaano isugu jira miyi …