Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th March 2024  admin  

Waa laba Sarkaal oo ka soo ka jeeda laba dal oo Carbeed kuna abtirsada beesha Dishiishe, Harti. KablalaX Daarood …

26th March 2024  admin  

Ilyaas Cali Nuur Wasiirkii Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa is casilayIscasilaadisa ayuu usababeeyay dagaalkii Shalay ka dhacay Magaalada Beydhabo …

26th March 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Amray In Lala Xisaabtamo Shaqaalaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda, ayaa faray ilaalinta wakhtiga shaqada dowladda ee shaqaalaha, iyadoo Agaasime …

26th March 2024  admin  

YAA PUNTLAND (IYO SOOMAALIYABA) KA HORTAAGAN IN LAGA BAXO NIDAAMKA QABIILKA? Puntland (Hooyadii Federaalku) 24 sanadood kadib weli waxay taagantahay hanaankii wax qaybsi ee lagu bilaabay 1998 kaasoo ahaa nidaamka qabiilka ku salaysan iyo kaltanka qori isku dhiibka beelaysan.   …