Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

29th March 2024  admin  

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud taliska iyo hoggaanada Taliska. Mas’uuliyiinta …

29th March 2024  admin  

Meydka nin Soomali ah oo la helay kadib markii labo bilood kahor lagu waayay Canada Cali xuseen Jibril oo ka mid ahaa wax garadka Soomalida lana la’aa tan iyo bilowgii bishii December ayaa galbta maydkiisa laga helay koofurta magaalada Edmonton …

29th March 2024  admin  

Xaadoow oo maaxweynuhu shalay magcaabay ayaa durba ka qayb qaatay musuqmaasaqa reer Muqdisho ay ka wadaan gudaha Soomaaliya Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday …

29th March 2024  admin  

Garaad Jaamac oo ka jawaabay hadalkii Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ku sugan. Waxaa haddaba hadalka madaxweynaha Somaliland maanta ka jawaabay Garaad Jaamac Garaad Cali …