Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

29th March 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Ilaalinta Arrimaha Rayidka  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaabay Ergayga Gaarka Xasillinta iyo Ilaalinta …

29th March 2024  admin  

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada iyo macluumaadka Khawaarijta la xukumay, kuwaas oo kala ah: 1- Abuukar …

29th March 2024  admin  

Uganda: Wasiir musuqmaasaq loo haystay oo xabsiga la dhigay KAMPALA, UGANDA— Kooxaha u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa soo dhoweeyey dacwadda lagu soo oogay wasiir ka tirsan xukuumadda Uganda, kaas oo loo haysto arrimo la xidhiidha musuqmaasuq ay ku kacday, hase …

29th March 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimah. Madaxweyne Xasan Sheek ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka ay ka go’an tahay xaqiijinta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo gaarana ay u baahan …