Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2024  admin  

Xeraddii Xalane ee Soomaaliya ugu amniga badnayd maanta waa xirnayd oo cabsi ayaa jirtay, diyaarado ma soo degin garoonka Muqdisho amni xumada ka jirta Muqdisho awgeed. Madaxweynuhu wuxuu caawa sheegay inuu Soomaaiya ka qabanayo doorasho qof iyo cod ah. Waa …

18th April 2024  admin  

WAA maxay shaqada ay qabtaan Ciidanka Beelaysan ee NISA …

18th April 2024  admin  

Beelaha Habar gidir iyo Xawaadle ayaa loo kala bedelay hogaanka NISA Dalka soomaaliya wuxuu horay u lahaan jiray Ciidan sir doon ah ama Nabad sugida oo umadda Soomaaliyeed ka wada tirsanaayeen lana oran jiray National Security Service, Ciidankan ayaa …

18th April 2024  admin  

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada …