Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

24th April 2018 admin
Sagaashan jir, waayo arag ah ayaa madaxweyne Gaas ku taageeray waxqabadka uu madaxweynuhu u qabtay bulshada Reer Puntland . Cali Shabeele oo ka soo jeeda gobolka Sanaag, kana mid ahaa madaxdii hore ee warshadda Kaluunka Laasqoray ayaa aad u qodobeeyey …

24th April 2018 admin
Maalintii Xilka Taliayaha Booliiska laga qaaday Digri ayuu bilaabay, haddii maanta loo doorto Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo shaqadiisa ka soo bixi waayo sidii Jawaari Mooryaanimo bilaabi maayo Anigoo ah Xildhibaan Dr. Shariif Sheekhuna Maye, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu …

24th April 2018 admin
Garaadka guud Ee Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Oo Qardho kusoo maray Boqorka Daarood kaddibna u gudbay Degamada Carmo …

24th April 2018 admin
Muqdisho ayaa dhawaanahan waxaa lagu soo kordhiyey boorar ay ku qoranyihiin Ingiriis kuwaas oo dad badan aysan fahmin waxa ku qoran iyo waxa loogu tallagalay. Hadaba, askari ka mid ah askarta taraafikada iyo nin gaari watay ayaa waxaa dhexmaray sheekadan:…