19th April 2024  admin  Category :

Muslimiin tiradooda la sheegay inay  kor u dhaaftay 100.000 oo qof ayaa maana ku wada ciiday Barxad weyn  ee  ku taal magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska.  Sida la sheegay tirada maanta ku ciiday magaaladaas ayaa waxay noqonaysaa tiradii ugu badnayd ee Muslimiin  ah oo hal meel ku wada tukadoy  dalalka reer galbeedka

Musliimiinta isgu soo baxday barxadda weyn ee Small Heath Birmingham, waxa ka mid ahaa Siciid Uurcad oo websitkan dhidibada u aasay

Sawirka Khalil Ibrahim.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*