18th April 2024  admin  Category :

Soomaali 1960 ayeey midoobeen maanta meesha ay Caalamka ka  joogaan waa la wada ogyahay . Imaaraadku 1972 ayeey midoobeen iyaga oo Kaluun iyo Xoolo toona  haysan maanta Caalamku waa u soo daawasho tagaan horumarka ay gaareen . Halkii Duulimaad oo aad magaalada ku dul martid si aad u daawatid  waa Dh 13,000

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*