21st July 2019  admin  Category :

Madaxweyne Gaas maalintuu lahaa Moryaan Dacas wadata oo magac diin ku gabanaya Puntland nagu maamuli maayo iyo maanta uu leeyahay waxa jira beelo reer Puntland ah oo bartay dhaqankii Koonfurta Soomaaliya  ee caasimadda ” Unugaa leh ama dekedda Boosaso Unugaa leh iyo Buurta Cal madow Unugaa leh . Labadaba run ayuu ka sheegay

Madaxwayne Gaas oo ka hadlaya muhiimadda ay leedahay in la dhiso illaha dhaqaalaha iyo kaabayaashooda, wuxuu tusaale u soo qaatay heeshiiska dekada Bosaso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*