28th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Fiqi:Farmaajo ha ogaado dadka reer Galmudug oo Caydiid hogaaminayey  waa kuwii dumiyay dowladii dhexe

Mid ka mid Mooryaanta Soomaaliyeed, oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya laguna magcaabo Axmed Macalin fiqi ayaa qaab qabiil ugu dhaartay  madaxwynaha Soomaaliya Mxamed Cabdulaahi farmaajo  isaga oo sheegay in  Farmaajo uu marsiin doono halkii uu maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Siyaad Bare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*