29th March 2024  admin  Category :

Ninkii shalay Musuqmaasaqan sameeyey ayaa maanta Dawladnimo ka hadlaya.

WasiirkIii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen  Odowaa  oo ka mid ah Kurayda Damuljadiid oo dhowaan ku guulaystay mid ka mid ah Xildhibanada beesha Habargidir ee ka mid noqonaya Baarlamaanka soo socda.  Ayaa sidan ku soo baxay;

Odowaa,  Ninkii la tartamayey oo lagu magcaabo Dhegacade iyo 51kii Oday oo kala   dooran lahaa labadan Musharax ayaa Odowaa diyaarad ka soo wada  saaray Muqdisho , waxayna yimaadeen Gurigii ay doorashadu ka socotay ee magaalada  Cadaado. 51 Oday ayaa la yiri bilaaba doorashada oo kala reeba Dhegacade iyo Odowaa. 46 cod waxay siiyeen Odowaa oo ku guulaystay Xildhibaanimada. Markii doorashadii  dhamaatay Odowaa, Dhegacade iyo Odayaddi oo ay diyaaraddii  la socdeen ku sugaysay garoonka Cadaado  dib ayeey Muqdisho ugu laabteen isala galabtiiba

Maanta ninkii doorashada Mooryaamimada ah   ku soo baxay ayaa dawladnimo iyo maamul ka hadlaya

IMG_0015

IMG_0066

IMG_0103

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*