29th March 2024  admin  Category :

Siyaasi Isaaq ah oo loo xilsaaray Kicinta beesha Hawiye, beeshaas oo uu horay ugu Edebdaroon jiray

Faysal Cali waraabe iyo Qoyskiisa oo ka qayb qaatay kacdoonkii dalka Siiriya laguna dhex dilay Wiilkiisii beelaha Siiriya ee ku dagaalamayey dalkooda ku yaal Bariga dhexe, isaga oo dhinacyada ku dagaalamaya la safnaa hal dhinac oo Carabtaas ah ayaa hadda beesha Isaaq waxay u xilsaareen kicinta beesha Hawiye oo ah beel uu horay ugu edebdaroon jiray iyaguna ay ka xishoon jireen inay u jawaabaan.

Kacdoonka Muqdisho iyo Koonfurta oo nabad noqon wayda ayaa siyaasiyiinta Isaaq waxay aaminsan yihiin inay soo dedejinayso aqoonsi dal ay beesha Isaaq ay gaar u leeyihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*