20th June 2019  admin  Category :

Dadka dalkooda, diintooda iyo dadkooda iibsaday waa arrin welligeed soo jirtay oo aad uxun. Hadaba, dadka khaa’inul wadanka ah ayeey tahay in meel looga soo wada jeesto waayoo ah ma jirto wax faa’iido ah oo ay u leeyihiin dadkooda.

Maanta, beesha Isaaq ayaa ah cadaw ay leeyihiin ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaana beesha Daarood. Markii horre waxeey la safnaayeen gummeeystihii Ingiriiska, iyagoona farta ugu soo fiiqayey dhulka ay degaan beesha Daarood.

Markii labaad waxeey soo adeegsadeen beesha Hawiye, iyagoo u sheegaya ineey isla yihiin  irirsamaale, ayna wadda leeyihiin hal cadaw oo ah beesha Daarood, weeyna ku guulleeysteen ineey cadaawad dhex dhigaan Hawiye iyo Daarood.

Tan seddexaad ayaa ah midda maanta ay ka waddaan Killinka Shannaad ee Soomaalida Itoobiya, iyagoo Oromada u sheegaya ineey isla yihiin Dir, ayna meel uga soo wadda jeestaan beesha Daarood.

Hadaba, dadka cadaawadda intaa la’eg u qaba beesha Daarood, iyagoo u soo maraya waji kasta ayaa waxaa ayaan darro ah in maanta ay jiraan dad ka soo jeede deegaanada Sool iyo Sanaag oo u shaqeenaya nimankaas qaba cadaawadda gaamurtay.

 Waxaana laga mamaarmaan ah in farta lagu fiiqo shaqsiyaadka la shaqeeysta cadawga. Hadaba, waxaan hoos idinkugu soo gudbineeynaa liiska shaqsiyaadka denbiga ka gallay dadkooda iyo dhulkooda ee ka soo jeeda Maakhir kuwaas oo habbeen iyo maalin diyaar u ah in dadkooda ay hoos geeyeen beesha Isaaq. Taariikhdana waa in lagu qoraa shaqsiyaadka denbiga ka gallay ummaddooda ee danbiilayaasha ah.

Suldaan Siciid Ca/sallaan

C/risaaq Cali Ayaan

Yaasiin Cismaan Saalax

Maxamed Suldaan Xasan Cali

Maxamed Suldaan Ca/laahi Cartan

Cali Jaamac Faarax (Buureed)

Ciise Ahmed Yuusuf (Xawar)

Maxamed Cismaan Bulqaas

Ca/qaadir Jaamac Xaamud

Cali Maxamed Aadan (Cali Barre)

Siciid Aadan (Timo weeyne)

Cali Xuseen Maxamed Soomaali (Kasoo Waantoobay Qaladkiisa)

Jamaal Jaamac Xaamud

Siciid Cali Muuse

Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) = (Kasoo Waantoobay Qaladkiisa)

Xuseen Xaaji Cabdi

Ahmed Maxamuud Nuur (Indha Case)

Axmed Xaaji Cadami

Siciid Bidaar

Baar Siciid Cartan

Xayle Xaaji Diraac (Kasoo Waantoobay Qaladkiisa)

Sahal Maxamed Jaamac

Maxamed Siciid Gees

Muuse Jaamac Deelaaf

Maxamed Xasan Gaani

Ahmed Cali Jaamac (Gacmo dheere)

Maxamed Isdeldel

Cali Maxamuud Xaaji Dirir (Cali Cawar)

Maxamuud Siciid Maxamuud digafaadh

Liiska intaas kuma eka, balse waxaa weli socota ururinta shaqsiyaadka ka qeeyb qaatay denbiyada deegaanka laga galay.

12 thoughts on “Maxaad ka taqaanaa dadka dhulkooda Xaraashaya

  1. Gabar Harti

    Hadii aan lala xisaabtamin wallahi umadds nabada yar eey heestaan masii heeysanayaan. Manta labaa dhimatay lkn marka xikta boqolaal baa macno darro udhimaneeysa kaaga darane kala tafaraaruq iyo ismaandhaaf aan dhamaaneeyn ayaa lagu jiraayaa hadii loo ogolaado ineey hadba deegaanka iyo magaalo soo galaan oo dadka madaxa isu gleliyaan illen shilimaadkaas yar ayaa udarne. Bal meey ka faaiideestaan kheeyraadka dalkooda dhex jiifa oo beero iyo kallunba leh asageey ka dhegi karaane inteey dadkoodo iyo deegaanadooda cadow usoo hogaaminayaan oo weliba madaxa dadka isu gelinayaan kaaga darane kala go’a Somalia laga shaqeeynaayo! yaab badnaa!

    Reply
  2. Abshir Mohamed Aden

    Waxaan ku talon lahaa maanta laga bilaabo waan madasha Maakhir nabadoonadoo oo dhan laga saxiixaa in ninkasta oo cadowgaa reer Maakhir la socda ama soo raaca oo Askari ah ama wax xil ah u haya waan meeshii lagu arko Lagu toogto. Waana in la siiyo muddo kooban oo ay shaqada I cadowga Maakhir kaga soo tegeyaan. Haddii nabadoonada xalaasha ah ee reer Maakhir saxiixaan. Waa billaahi towfiiq walaal Engineer Abshir Maakhir, dhammaantiin madasha midnimo Maakhir waad salaaman tihiin

    Reply
  3. Jama

    Reer Maakhir waan salaamay. Runtii waa beel adag oo xaddaarad dheer iyo sharaf ku leh ummadda dhexdeeda. Anigu waxaan ka soo jeedaa gobolka mudug reerkaanna waxaa naga dhexeeya xiriir ka duwan beeelaha kale ee Harti waxaana shaki ku jirin in aannu isaga dhownahay. Waxaan walaaladay kula talinayaa qodobadan soo socda:
    1- Reer Maakhir difaaca dalkiina cidna ha ku hallaynina cid kale, gaar ahaan maamulka Puntland. Maamulka la shaqeeya laakiin yaan dhul lagu hallay. Annagu reer mudug haddaanu nahay anagaa isha ku hayna waxa gobolkayaga ka soda cidkalana kuma hallayno hadday rag iyo dhaqaale ahaan lahaydba, marka arintaan waaya aragnimo ayaanu u leenahay.
    2- Waa inaad sida ugu dhaqsaha badan isu abaabushaan dal iyo dibedba loona saaro Guddiyo dejiya qaabkii loo difaaci lahaa dhulkiina
    3- Waa inaad barnaamij cad ula tagtaan dadka tolka ah ee idinla dhashay, ulana xiriirtaan reer si ay uga qaybqaataan difaaca dalka
    4- Jaaliyaddaha Warsangeli waa inay sida ugu dhaqsaha badan ugu dhaqaaqaan inay raadiyaan dhaqaale lagu gado hub laguna difaaco
    5- Ha ogolaanina kuwa Hargeysa ka yimaadda ee fidnada wada inay habeen ku hoydaan dhulkiina.
    6- Issam ku sheegyada u shaqeeya beesha isaaq ee lacagta ka qaata fidnadana iyo daadinta dhiigiina iyo dhaxal wareejinta dhulkiina suuqa ku qaawiya xataa hadday dad idiinku xigaan dadka. Ogaada qofka issimka sheeganayaa waa nin adiga kula mid ah oo aan waxba ku dheerayn laakiin lagu aaminay masiirkii ummadda. Marka hadduu ammaanadaa khaaino iska hor wareejiya.
    7- Ogaada waxyeellada SICIID CABDISALAAN way ka weyntahay kana khatarsantahay ta ninka Hargeysa jooga, sababtoo ah waa cadow laba wajiile ah oo calooshaada ku jira sida kansarka! Iska qabta ninkaas hadaad Warsangeli wanaag la rabtaan. Waxaan magaca Ilaahay ku marayaa in Haddii Islaan Bashiir laga dareemi lahaa iska daa inuu sameeyee waxyar oo la mid ah laba canlaynta uu ina C/salaan samaynayo inaanu habeen Gaalkacyo ku hoydeen.
    8. Tolow ogaada : DAD IYO DHAQAALE WAA LA HELAA LAAKIIN DHUL LAMA HELO! Awoow yaashiin waa gablan haddaad kuwa idin dhaxal wareejinaya ee ina C/salaan ka midyahay daba fadhidaan

    Reply
  4. Mohamed

    Takada ugu xun uguna khasaare badan aya ah in colaad la tuso Warsangeli Somaliland. Listka sare ku qoran waxa dher in boqolaal dhalinyaro ah oo si toos iyo si dadban igu shaqo tegay ciidamada Somaliland. Raggas inta badan raasas gaara u badan oo iyagu isu yaqaan hal beel aya kuwa Warsangeli kala qaybiya uga dhigan beelo kala jaad ah. Waxa la yiri jidhkisa ka haye jidiinka kama qoslo. Ogaada waxa ina Cambashe halka geeyey waa colaadi xero Dhulbahante laga tusay. Xaqiiqo waxa ah in aan inta badan dadka sare wax ku xardhay ahayn dad loo daba fadhisan karo talada Warsangeli sida qoraaladooda ku cad, bal yihin kuwo dano guracan ka keh ijeedkooda. Ragga colaad yaan la tusin. Talada aan la ruugin waa lagu rafaadaa.

    Reply
  5. M Abdi

    Waxan ku kordhinaya commentskayga sare ku qoran in ay jiraan cadowyo ka culus kuwan Somalida ah ama Somaliland oo haysta buuraheni Calmadow bari dadka deganadasina aad ula shaqaystan madaxna ka yihin sida Ina Bawaag Badane kutubna waxba kama oga. Oo mudarro wayn dalka Somalia guud ahan ku ah, gaar ahana mandaqadena oo habeenkasta dadka ku gumaadaya gobolka Bari iyo degaanada ku xeeran. Kuwan miyaanay ahayn in iyagana laga bilaabo xoraynta dalka inta aad dad aan dembiba ka gelin oo waxba kurka ka jarin iska so qoranaysan calashan ma aha jjilibadina.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*