18th April 2024  admin  Category :

 

Maxaad ka taqaan Kooxdii Diyaarisay Doorashadii M/W Hassan? 

Nov 14, 2012

Waxaa Soo diyaariyey Kooxda Dammu Jadiid Doorashadii Madaxwaynaha Hassan ,Koox ka soo go‘day Xarakaad Al-islaax oo iyagu aaminsanaa in lagu Biiro Maxaakiimta ,si Qori Caaradiis Xukunka lagu gaaro waa Daummujadiid. Waxay ka mid ahaayeen Xarakada maxaakiimta Islamiga ah, Ragga waxaa isticmaaleen si ay u soo saaraan madaxwaynaha Hassan Shiikh arimahaan soo socda:

1)Saaxfada (Gaar ahaan Aljaziira,Somalichanal ,local Media sida Idaacada Shabelle ” )

2)Waxa ey Isticmaleen Dhaqaale fara badan oo ay ka heleen wadamada Carabta

3)Waxay qaramada Midawbay ka qanciyeen in Haddii aan Soomaaliya Loo dhiibin Hawiye madaxwaynaha ay khatar ka imaanyso

4)Dalalka dariska waxay ka qanciyeen in Haddii aan Abgaal loo dhiibin aysan xamar dageen .

5)Waxay nabadoonada Somaliada ka gadeen Hassan sheikh inuu yahay Hogaamiye Fiican.

6)Maalintii Doorashada waxay u soo labiseen Madaxwayne Hassan Shiikh waxay ku yiraahdeen Somaliada Mogadisho awxaad Tustaa inaad tahay Nin Daacad ah,waxuu Istaaagnaa Asagoo labisan Jidad waxuun u yeertay TAXI oo uu jir School polisia Igee ,anigu Baabuur ma lihi oo waan lugeeyaa ,si Shacabku ugu maleeyo Nin Daacad.

Ma la aamini karaa Kooxda Dammu Jadiid??

Waxaa la aamin-san yahay inaan la aamini karin kooxdan sababaha Soo socda

1)Koox ka soo go’day Ururka Al islaax oo diidanaa in dagaal Lagu qaado dawlada somaliyeed ,waxay aamin sanaayeen in aan wadanka dawlad ka dhalana hadii uu Hogaaminayo Daarood

2)Waa Koox ay ku fog tahay Qabyaalada, Iyo la dagaalanka Daarood

3)waxay Ahaayeen kooxdii dhacday Ceelashii biyaha ee Saudi Arabiaya Somaliaya siisey oo ahaa, 60 Ceel ,Puntland siiyey 2,Ceel,Galmudugna Siiyay 15(Ceel) Carabtaan Beenta ka qanciyey oo yiri Galmudug ayaa ka dgaanwayn Puntland.

5)Waa Koox horay u boobtay Deeqihii Ummada Soomaaliya loogu Deeqay oo Magac Qabiiil ku qaybiyey,Dhulka Daaroodkana u diiday

 

Sidee Loo Xushay Raisulwasaarah Soomaaliya??

1)Waa Nin Xidid la ah Hawiye ,taas waxay sakhiraysaa in Sirtiisa la ogaado

2)Waxaa Guudiga Dammu jadiid ku jiray Doodishe oo Dadaal u galay in laga dhigo

3)waxuu ka tirsanaa Xisbiga Madaxwayne Hassan Shiikh

4)Waxa Dadwaynaha lagu khaladay in lala tashaday laakiin waxaa soo goaamiyey dammu jadiid

5)waxay rajaynayaan Inuusan ka horimaan Go’aanka Dammu jadiid oo uu Noqdo Nin Daacad u ah madaxwaynaha oo Yes Man ah.

7)Arimah Jubooyinka oo ladoonayo inuu Fuliyo Go’aamada Dammu jadiid oo ah in Jubbland ay wada lee yihiin Somali oo dhan ee ayasan darood lahayn Jubblanad

8)Waa nin NGO ah sida Madaxwaynaha oo kale

Maxaa la gudboon Beelweynta Daarood??

1)In Raisulwasaaraha la soo dhaweeyo

2)In la dagaalamo Kooxda dammu Jadiid

3)In Dawlaad Ethiobia loo tilmaamo in kooxdaa ay ahaayeen kuwii Diidanaa dawladnimaad Somaliya,Lan safan Dawalaad Masar

4)Waxay Kooxdaan Xiriir Joogta ah la lee yihiin Dawalad Masar iyo Madaxwaynaha Masar Mohamed Mursi ,taas oo soo Celinaysa DAGAALKII Masar iyo Ethiopia

Safarka Madaxwaynaha dammu jadiiid ee Ugandha

Waxuu La kulmayey :

1)Madaxwaynaha Masar

2)Wasiirka arimaha dibada ee talyaniga

Labaad Qof Ayey Dammu jadiid awood saaraysaa

La Taliyaasha Madaxwaynaha Ee Dammu Jadiid waa kuwaan:

Four other men comprise the Somalian President?s inner circle of advisors: Abdikarim Hussein Guled, Omar Sheikh Ali Idriss, Mohamed Nuur Ga cal and Mohamed Ahmed Abtidoon . Waa Niman wada Hawiye ah

Waa Nimamkii Horay u dhacay Ceelashii Biyaha ee Soomaaliya loogu deeqay oo Dhulka Daroodka u diiday, waa cadaw ay lee yihiin Ummada Soomaliyeed ,waa Cadaw Puntland , Sidaa darted waa in lala dagaala Kooxda dammu jadiid lana diyaariyaa Barnaamijyadii ka dhanka ahaa ,waa in dadk Daaroodka la baro Magacood iyo Shaqadooda, waa inaan Daarood la isku dirin

Waa In dawlaad Masar loo sheegaa in Soomaaliya Qabiilo yihiin Dammu jadiidna ay lee yihiin  BEESHA Hawiye

Qoraa sare Xirsi Faarax

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*