28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Maaliyada ee DF Soomaaliya Ca/raxmaan Beeyle ayaa sharaxaad ka bixiyey waxa u qabsoomay wasaaradiisa bilihii la soo dhaafay oo ay ka mid tahay cafinta deeymankii lagu lahaa dalka Soomaaliya, lacagihii la soo daabacayey iyo welliba mideeynta caashuuraha.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*