29th March 2024  admin  Category :

Maxaa sharaftii uu Soomaali  lahaa Dabacayuun siiyey

Somalia oo laga reebay ka qeybgalka Shirka nabadeynta Itoobiya & Eriteriya

Boqorka Sucuudiga ayaa madal lagu dhameeystirayo heshiis dhowaan ay gaaraan ka fidiyay dalkiisa Sucuudiga.

Madashaasi lagu dhameeystirayo heshiiska Itoobiya iyo Eretirea ayaa waxaa lagu casuumay Qaar kamid ah wadamada Afrika.

Dawladda  Soomaaliya ayaan  shirkaasi lagu casuumin.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhowaan sheegtay in ay wado Dadaal dib u heshiisiin ah oo ay ka dhexsameeyneeyso Qaar kamid ah waddamada Geeska Afrika oo muddo colaad dhaxtaalay.

Dhowaan Madaxweynaha Itoobiya ayaa markii ugu horeeysay ka qeeybgalay shirkii madaxda urur Goboleedka IGAD ee ka dhacay Adis Ababa.

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*