26th May 2019  admin  Category :

Maxaa Sababay is casilaada Saraakiisha ugu saraysa Puntland.

Maxaa Sababay is casilaada Saraakiisha ugu saraysa Puntland.

Shir shalay Kadhacay madaxtooyada Puntland oo looga hadlay arimaha Amniga Puntland ayaa saraakiisha ugu saraysa Ciidamada kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Puntland Kulankaaas waxaa fadhiyey lataliyaha Amniga madaxweynaha uqaabilsan Maxamed caddiraxmaan Faroole.

Kadib markii ay warbixin siiyeen madaxweynaha saraakiishu qaabka loo wajahayo difaaca puntland madaxweynaha oo aan jawaabin ayaa waxaa hadalka la booday maxamed cabdiraxmaan Faroole oo saraakiishii u jawaabay hadalo aan munaasab ahayn iyo in aan Maamulka somaliland wax dagaal ah lagu qaadin Taas oo ay ka xanaaqeen saraakiishu Madaxweynuhuna uu ka aamusay.

Ilma faroole iyo Aaran jaan ayaa aaminsan in ay yihiin Mulkiilayaasha iska leh Dowlada, nta badan xukuumada Deni ayaa ah  xukuumad Naas iyo Nikaax Maxamuud Shido ku  keenay wiilal uu abti u yahay iyo kuwo gabdho ka qaba iyo kuwo ay Qaraabo yihiin
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland  ee dhowaan la magcaabay waxaa abti ruma u ah Maxamuud Shido.

2 thoughts on “Maxaa Sababay is casilaada Saraakiisha ugu saraysa Puntland.

  1. Haliye

    Taliyaha ciidanku Garoowe ma joogin oo Gaalkacyo buu jiray sidii gabadhii caisha loogu dilay marka warkan waa been.

    Reply
  2. Shakaal fardood

    War nimanyohow ama been ha noqdo ama rune nimankan xaaran jaan la yiraahdo Majeerteen waa ku ceebeeyeen harti oo isaaq bay inta seediyaal ka dhigteen waliba ugu dareen inay harti oo duulaan lugu yahay ku daawadaan,xaasha e waa wax laga yaqyaqsado nimankaa aynu dalka ka gaarno reer puntlandow caana daatay dabadoodaa la qabtaaye halkaa lacag xaaraana iyo laaluush baa ina dhigayoo hadaynu nasab nahay cali ciise cabdi oo nimankaa walaaleheen dhulbahante ah baynu dooran lahayn ee reer buuhoodlaha ah ee Isaaqu ka baqo

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*