18th April 2024  admin  Category :

Maxaa ka jira Jacaylka uu Cali Khaliif ka sheeganayo beesha Isaaq

Reer Hargeysa, Siyaasiintooda uma sameeyaan wanaagga Cali Khaliif ka sheeganayo. Malaha ,waxanu isweyddiin ujeeddada soo dhoweynta saa’idka ahi daarran tahay; Ma jeclayl bay u qabaan Cali, mise waa ku awr-kacsi oo dan ay leeyihiin buu u fulinayaa !!
Muusa Biixi , 2 sano iyo bar buu Cali Khaliif albaabka ka furi diiday oo la hadli diiday, isaguna Hargeysa ka muusanaabayey.
Dhowaan, baa Farmaajo ku yiri Muuse; “Cali irridka ka fur si uu tolkiis kuugu gacan geliyo”.
Maxkamadaynta Faysal C. Waraabe iyo la kulanka Cali Khaliif waa wada socddaan -Harti Woqooyi in lagu soo gacan geliyo bay daarran tahay.

One thought on “Maxaa ka jira Jacaylka Cali Khaliif ay u hayaan SNM

  1. Oday

    Caliyow calanka Waddankaaga Soomaaliya soo xidho hal mar kadibna noo sheeg in iidoor ku jecelyihiin iyo in kale

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*