22nd September 2018  admin  Category :

Indho indho oo Beelaha Isaaq u sheegay in Maraykanku aqoonsan doono

Indho Indho oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo ka mid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa isaga oo u khudbadeenaya golaha guurtida Somaliland ugu khudbadeeyey  inuu la hadlay Saneetaradda ugu saraysa Maraykanka, ayna u sheegtay in Somaliland  Maraykanku aqoonsan doono

Maraykanka , qof dumar ah uguma saraysao Aqalka sare ama Seneterka waxa hogaamiya ninka lagu magcaabo  Addison Mitchell McConnell Jr oo ka tirsan xiRepublican Party, lagana soo doorto Kentucky. 

 

One thought on “Maraykanka ayaa idin aqoonsanaya

  1. Atoore

    ASC.
    Waa iska caadi in ay madaxda hargeeysa dhawrkii biloodba shacabka ku maaweeliyaan wadan hebal ba naga balan qaaday in uu na aqoonsan doono dhawaan.Labaatan sano ka badan bay ku hayaan iska ilaawa wixii hore ee haddaa nala aqoonsanayaa.Madaxda hargeeysa kama fakaraan haddii soomaalilaan loo aqoonsado dawlad dhan in Jig-jiga,Gaariso,Mombasa iyo Zinjibaar loo aqoonsan doono dawlada buuxa.
    Saan hadda ka hor u soo jeediyey reer soomaalilaan cidina u aqoonsan mayso dawlad gaara ee waa in ay ogolaadaan in ay yahiin maamul gobaleed ka mida maamul gobaleedyada soomaaliweeyn.Ha haysteen mamulkooda hoose hana kana mid ahaadeen maamul gobaleedyada soomaaliya.Taas wax u dhaama ilama aha in aad helayaan.Run ahaan reer soomaalilaan bay dani ugu jirtaa in ay ka mid ahaadaan soomaaliya.Waayo reer soomaalilaan ma deeqaan waxay haystaan.Mana aha dad aad u shaqo badan.Ma aha dad qabta shaqo kasta oo ay helaan.Waa dad iskala weeyn shaqooyinka hoose ee ay qabtaan soomaalida kale.Taasina waa qalad iyo liidnimo.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*