22nd October 2019  admin  Category :

Marabi ka horyimid shir ay dhawaan ku yeesheen magaalada Hargeeysa marabiyo kalle. Marabida Hargeeys ku sugan waa kuwo u kalla tartamaya ninka ay hoos fadhiyaan ee shilimaadka u daadiya.

Marabidan ku suggan Hargeeysa ee ka soo jeeda Dhulbahante iyo Warsangeli kuma laha talada ay beesha Isaaq gaareeyso waxba, kursiga ayaa lagu fadhiisiyaa si loogu daneeysto, marka laga maarmana waa laga kiciyaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*