21st February 2018  admin  Category :

Dawladda Jarmalka ha lagu war geliyo in Wiilkiisii isaga oo daacish u dagaalamya lagu dilay syriya. Hadana uu waqooyiga Soomaaliya ka abaabulayaan dagaal sokeeye. Dawladda Jarmalku ma ogaan karto in qoyskiisu yihiin daacish iyo alshabaab ilaa qoraao laga qoro ama mudaharaad la sameeyo

Alxamdulillah Aniga Iyo pro Cali Khaliif Galaydh Waxaanu Nabad Qab Ku Soo Gaadhnay Wadanka Germany Aad Baan Ugu Mahad Celinayaa Dhamaan Dadwaynah Reer Somaliland Ee Sida Hagar La'aanta Ah Noo Soo Dhaweeyey.

Opslået af Faysal Cali Waraabe på 13. februar 2018

Mama Malyuun oo baalaha ka riftay cali khaliif Galeyr iyo xaaskiisa..#SHARE

Opslået af Shacabka News på 10. februar 2018

One thought on “Majeerteen nacayb ayeey ku heshiiyeen

  1. Abdi

    Ali Khalif Galaydh iyo Isaaq ba Majeerten waxba Kama qadayaan,
    Majerteen waa dad layaqaan waxay gudaan,lakiin waxan kaxumay (am sadding) waxa ku dhigey Ali Khalif walaaleen reer SSC., Degaanada SSC manta seda ay yihiin iyo malintii Ali Kallif loo dortay KHatumo President aa Teleex is ku mid mahan , wuu kala qaybiyey and kala deley. Qaarna Isaaq hosta kagaliyey.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*