29th March 2024  admin  Category :

Todobaadkii hore  waxa magaalada madaxda Soomaaliya ee Muqdisho  ku  geeriyootay Allah ha u naxariistee Hooyadayo Weris Maxamuud Nuur  oo ahayd hooyo qaali ah, muuminad ah oon la iloobi karin, dadkii yaqaanayna ay wada qireen  . Waa geeri murugo badan duco iyo samir ayaa nala gudboon Ilaahayna ka baryaynaa

Reer Cabdulaahi Uurcad  haddaan nahay waxan mahad naq weyn u gudbineynaa dhamaan Ehelkii, Asxaabtii,  iyo dadka Somaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka  ee nala qaybsaday murugada. Gaar ahaan Qaraabadayada ku nool magaalada  Muqdisho

Waxanu si gaar ah uga mahad naqaynaa Siciid Qorsheel, Xildhibaan Siciid Daahir, Xildhibaan Daahir Xaaji Geele iyo Cabdinaasir Saalax Algore. Waxaan kale oo aan u mahad naqaynaa Golaha ay ku midaysan yihiin  Bulshada reer  Carmale iyo Damalo Xagare, golaha  SSB Origibal  iyo Bulshada ku midaysan golaha Badbaado Maakhir.

Ugu danbayntii waxaan u mahad naqaynaa Qaraabadii, asxaabtii nooga soo  tacsiyadeesay  aaladda Internetka haddii ay ahaan lahayd Emailo, Facebook, Twitter iyo whatsup

ALLSANAAG.COM

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*