18th April 2024  admin  Category :

Dhismihii caanka ahaa Hagia Sophia ee ku yaalay Istanbul ee la dhisay Qarnigii lixaad ayaa laga dhisay Masjid

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo jimce ah ka dhigay dhismihii caanka ahaa ee Hagia Sophia ee ku yaalay Istanbul lana dhisay Qarnigii lixaad Masjid, kuna dhawaaqay inay Muslimiintu ku cibaadaystaan ama ku Tukadaan, saacado ka dib markii Maxkamaddi laashay sharci ay soo saateen golaha wasiirada sanadkii 1934 oo ahaa in dhismahaa laga dhigo museum.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*