18th June 2018  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo wada hadallo la yeeshay Madaxweyne Kenyatta

Nairobi, 30ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai Kenyatta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai Kenyatta.Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa'uud ayaa ka warbixiyay waxyaabihii labada Madaxweyne ay ka wada hadleen.

Slået op af Villa Somalia i 30. maj 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*