28th March 2024  admin  Category :

 Madaxweynaha Dalka Namibia Hage Geingob sanadkii tegay wuxuu safar ugu baxay 16 dal, wuxuuna ku maqnaa dalka dibadiisa  64 cisho, lacagta gunada ah oo xaqal diyaaradda ah waxa lagu qiyaasaa inay tahay $850 000

Bishii labaad ee sanadkii tegay  madaxweynuhu wuxuu golihiisa wasiirada ku amray  inaanay  dalka gudihiisa ka bixi karin,  si kharashka baxaya ee bilaa macnaha  ah loo yareeyo,

Go’aankaai ma hirgelin wax yar ka dib nadaxweynhu wuxuu u duulay China,

Geingob wuxuu booqday China, Ethiopia, Nigeria, Mauritania, Canada, the United States of America, Indonesia, Guinea, Ghana, Kenya, Switzerland, Angola, Malawi, South Africa, the United Kingdom and Botswana.

Sadex sano gudahood, Geingob wuxuu u safray 47 dal- 19 dal wuxuu safray 2015. 12 dal wuxuu u safray 2016 iyo 16 dal uu sanadkii tegay u safray

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*