18th April 2024  admin  Category :

Koongo, Xawaadley, Balcad oo ka mid ah gobolka Shabeelaha dhexe Diyaarad ay Qaramada midoobey leedahay oo AMISOM ku dhex ilaalinayso  ayuu ku dul maraa madaxweynaha Hirshabeele,  marka uu ka yimaado Muqdisho oo uu  u socdo  Jowhar.

 

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-14Degmada Balcad Muqdisho waxay u jirtaa 30km diyaarad ayaa loo qaataa, Jowhar Muqdisho waxay u jirtaa 90 km diyaarad ayaa loo qaataa. 

Buurane, Mahadey, Buulabarde, Garisyaane sidoo kale diyaarad ayuu ku dul maraa marka uu ka tago Jowhar uu u socdo Bale dweyn. Maanta waxa uu sheegay  madaxweynaha Hirshabeele Cali Cosoble , inuu maamul goboleed u dhisayo Gobolka Banadir.  Hadaba  Soo kama horayn inta inuu maamul goboleed uuna awoodiisa lahayn uu dadka  ugu kicinayo qaab qabyaaladeed, si uu dawladda uga hor keeno  inuu marka hore wax ka qabto Buundada u dhaxaysa xaafadaha  Horseed iyo Kulmis ee magaalada Jowhar oo  dhowaan iyagana diyaarad loo kala raaci doono.

Image result for cali cosoble

https://youtu.be/0TGumQk7RYM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*