29th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta SNM isma qabtaan mana kala haraan. Maalinba meel ayeey uga shidan tahay. Maanta waa Farmaajo,

Siyaasiyiinta SNM. mid xasuuq ku soo can baxay, mid nacayb beeleed ku soo can baxay iyo mid shied ku soo can baxay weeye.

Siciid Sulub, wuxuu ku soo can baxay shiidkii xaafadaha Hargaysa ee SNM u yaqaaniin UFO

One thought on “Ma kala haraan

  1. Mustafa Mohamed Noor Jarafle

    Siyaasiyiinta snm ismana qabtaan mana kala hadhaan
    Sidee u kala hadhaan Snm qadiyad ayey sidaa sida ay u arkaan isaaqu shacabka isaaq qadiyad ayuu aaminsanyahan laakiin adigu warsangeli baad tahay maxaad aaminsantahay hartinimo huu haa ku dhisan mise daaroodnimo aan isbia ogayen .ka kaca hurdada aad ku jirtaan waxad tihiin dad taariikh dheer leh 700 sano ama kaba badan laakiin hurdo culus ayaad ku jirtaan .

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*