29th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyo beeleedkii Muqdissho ee loogu yeedhi jiray CiidanKA QaranKA oo bililiqo dhuleed ku dagaalamay

Ciidamo ka tirsan Boolis beeleedk aMuqdisho ayaa kala dhex-galay ciidamo hab beeleed u abaabulan oo maanta ku dagaalamay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa saacado qaatay, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, waxa uuna u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dawladda Soomaaliya balse u hubaysnaa qaab beeleed.

Dagaalka ayaa waxaa uu salka ku hayaa isku qabsiga dhula labada beeleed oo ku dagaalamay ayna midkoodna lahayn oo ahaa dhulkii umadda Soomaaliyeed laga barakiciyey 1991

Maleeshiyo beeleedkan ku dagaalamaya xaafadaha magaalada Muqdisho waa ciidankii madaxweyne Farmaajo dhisay ee ugu yeedhi jiray ciidan Qaran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*