28th March 2024  admin  Category :

Degmooyinkii Puntland ee laga hirgeliyey  mashruuca JPLG ee Qaramada midoobey maalgeliso ayaa  natiijo fiican ka keenay  Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland, 2017. Caruurta iyo qaraabada ay dhaleen   Xildhibanada iyo wasiirada ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag iyaguna dugsiyada Puntland ee laga hirgeliyey  mashaariicda JPLG ayeey wax ka bartaan.

1. Cadnaan Abdi Yasin Hersi (Iskuulka Imam Shafie) 89.43

2. Mohamed Abdi Barre Waberi (Darul-Birr i(Bosaso) 89.14

3. Najmo Abdirisak Sahal Mohamud (Nawawi Garowe) 89.00

4. Luqman Abdikadir Ahmed Ali Daru Salaam(Galk) 88.71

5.Salman Said Jama Abdi (Iskuulka Ummul Qura) 88.57

6.Abdulahi Warsame Barre Said Darul-Rahma(Bosaso) 88.29

6.Abdirahman Yasin Abdirahman Yusuf (Abdiladif Bilal) 88.29

7. Amira Ali Salah Adan (Iskuulka Dawad Garowe ) 88.29

8.Ali Abdullahi Ali Said (Iskuulka Nawawi Pr Gr) 88.14

9.Mohamed Mubarak Farah Mohamud (Imam Shafie) 87.71

9.Aisha Abdi Abdullahi Farah (Darwiish Garowe) 87.71

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*