29th March 2024  admin  Category :

DAAWO-Lafta-gareen oo Reer Puntland Ku Ammaanay Soo Dhoweynta Shacabka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha dowladda koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta magaalada Garoowe kula hadlay qaar kamid ah bulshada koonfur Galbeed ee ku sugan Puntland.

Lafta-gareen ayaa shacabka reer Puntland iyo dowladda uga mahadceliyey sida walaalnimad ah ee ay muddo ka badan 20 sano u soo dhoweynayeen shacabka koonfur galbeed oo ganacsiga ugu ballaaran kuleh deegaamada Puntland.Waxa uu xusay inay jiraan jaaliyado u qaxay dalal shisheeye laguna dhibaateeye dalkana aan wax ku soo celin haseyeeshee ay shacabka koonfur Galbeed ee ku sugan Puntland joogaan dalkoodii ayna dalka wax ku soo celiyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*